Ganacsatada Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in Markale eysan soo Laaban Fatahaadaha Wabiga.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili weli ganacsatada Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle aysan weli  kasoo kaban culeysyadii kasoo gaaray fatahaadii dhacday Sedex  bil kahor ee wabiga shabeelle uu ka sameeyay tuulada baarey oo hoos timaada Magaalada Jowhar ayaa waxa ay ku baaqayaan in laga hortago in markale uu fataho wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here