Cudurka Shuban Biyoodka oo Tiro Carruur ah ku Soo Ritay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo Barkaan oo ka mid ah Tuulooyinka Hooyimaada Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga soo Sheegayaa in uu ka Dillaacay Cudurka Shuban Biyoodka kaa oo inka badan 10 Carruur ah Ku soo ritay Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here