Shacabka Jowhar oo Soo Dhaweeyey Dayactirka ka socda Waddada udhaxeysa Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha.  

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili maamulka Gobolka Shabeellaha dhaxe iyo kan degmada Jowhar ay dayactir ku sameynayaan waddada isku xirta Magaalada Jowhar iyo garoon diyaaradaha ayaa shacabka wax ay soo dhaweeyeen arinkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here