Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Sanadkan Tartan ugu jira ka soo Muuqashada Siyaasadda Dalka.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili si toos ah loo gudi galay doorashada dalka sida Kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jira dhalinyaro badan oo Jowhar ku nool kuwaasi oo han siyaasadeed ka leh iney ka mid noqdaan Kuraasta Barlamaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here