Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Xoolaha Nool ee Seylada Magaalada Jowhar.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Labadii todobaad ee ugu dambeysay seylada xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayay xoolo yaraan kadib Saameeyntii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle taa oo Hada Sababay in uu Sare u kaco Qiimaha Xoolaha Nool ee Seylada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here