Lionel Messi oo Ugu Dambayn Mustaqbalkiisa U Hibeeyay Kooxda Barcelona.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gabagabeeyay wadahadaladii heshiis kordhinta ee Barcelona waliba uu sii joogi doono kooxda isaga oo qalinka ku duugi doona heshiis cusub oo ilaa xagaaga 2026 ah taas oo la macno ah in uu sii joogi doono Camp Nou ilaa 40 jirkiisa.

34 jirkaan, oo heshiiskiisu dhacay dhammaadkii June, ayaa ugu dambayn ogolaaday shuruudo cusub iyadoo SPORT ay sheegtay in wada xaajoodka hadda la soo gabagabeeyay.

Si kasta ha ahaatee Barcelona ayaa wali u baahan in ay hoos u dhigto mushaharkooda si ay U diwaan galiso La Liga horyaalka La Liga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here