Jack Grealish Oo Man City Ka Hor Istaagi Doona Saxiixa Harry Kane.

0
313

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inaysan awoodi doonin inay la soo wareegto labada Xiddig ee Jack Grealish iyo Harry Kane xagaagan.

Kooxda Premier League ayaa la rumaysanyahay in ay 100 milyan ugu dhawdahay saxiixa xiddiga xiddiga Jack Grealish iyada oo la filayo in ay Aston Villa Aqbasho dalabka kooxda Man City.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegayay in ay Man City dareenkooda u jeedin doonto saxiixa xiddiga Harry kane marka ay dhamaystirto saxiixa Jack Grealish.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here