Ganacsatada Yaryar Ee Magaalada Jowhar oo Loogu Baaqay In ay Horumariyaan Ganacsigooda.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muddooyinkii danbe Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle waxaa ku soo badanaaya nuucyada kala duwan ee  ganacsiyada yaryar kuwoo oo kaalin muhiim ah ka qaata suuqyada waa weyn ee magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here