Kusimaha Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kormeer ku Tagay Waddada Isku Xirta Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha  Madaxweynaha Hirshabelle  ahna guddoomiye ku xigeen labaad ee baarlamaanka Hirshabelle  Mahad Xasan Cusmaan  xilidhibaano iyo  wasiiro katirsan Hirshabeelle ayaa kormeeray waddada isku xirta Magaalada  Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha halkaasa oo uu maamulka gobalka sh/dhexe iyo kan degmada Jowhar ay ka wadaan dayactir iyo dib u furis madaama wadadaasi ay xirtay fatahaada webiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Cabdiraxmaan Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here