Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska lagu soo geba-gabeeyay shirka horumarinta Arrimaha waxbarashada, kaas oo muddo lab cisho ah socday, isla markaana looga hadlayay horumarinta iyo saro u qaadida waxbarashada.
Hayeeshee Shirka ayaa waxaa looga dhawaaqay lacag dhan 5 Bilyan oo Dollar, taas oo lagu horumarinayo Waxbarashada 90 dal oo ay Soomaaliya kujirto, sida uu Goobta shirka kaga dhawaaqay Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Britain.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.