Juventus & Barcelona oo Ka Heshiiyay Saxiixa Miralem Pjanic.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Miralem Pjanic ayaa qarka u saaran inuu ku laabto Juventus xagaagan ka dib markii Bianconeri ay heshiis la gaartay Barcelona, ​​sida laga soo xigtay Todofichajes.

Wararka ayaa sheegaya in ay Juventus bixin doonto lacag amaah ah oo dhan 3 milyan oo euro si ay ula saxiixato xiddiga iyo waliba mushaharkiisa oo dhan xilli ciyaareedka dambe.

Juventus ayaa xiddiga Pjanic ku qancisay in uu hoos u dhigo musharkiisa si uu ugu laabto kooxda waxana ay haatan isku diyaarinaysaa in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here