Seyga Wasiirka Cayaaraha ee Kenya oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi.

0
143

Seyga wasiirka cayaaraha ee Kenya, Amina Maxamed, ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Nairobi kadib xanuun muddo kooban hayay.

Khalid Axmed ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Karen, kadib markii markii halkaa loo dhigay xanuun ku soo booday oo aan la shaacin waxa uu yahay.

Wasiirka dalxiiska Kenya, Najib Balala, ayaa kamid ahaa dadka ugu horreeyay ee ka tacsiyeeyay geerida Khalid.

“Waxaan murugada la qeybsanayaa walaashey Amina, Alle ha u naxariisto, addinka Samir iyo iimaan ha idinka siiyo,” ayuu yiri wasiir Balal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here