Aqoonyahanada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay sida loo Mareeyn karo fatahaadaha.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cusmaan Cali oo ka mid ah Aqoonyahanada Magaalada Jowhar ayaa sheegay dhibaato badan ay sababeen Fatahaadaha ku soo lablaabta deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here