Dadkii ka Barakacay Tuulada Bareey oo Dib ugu Laabtay Guryahooda.

0
168

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Tuulada Baareey oo ka mid ah tuulooyiinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay ka mid tahay tuulooyinka ay sida daran  u sameeyeen fatahada wabiga shabeelle kaas oo ay ka barakaceen qoysaskii ku noola tuuladaasi balse hadda ay u muuqato in ay dib ugu soo laabteen dadkii horay ugu barakacay tuuladaasi sida uu Radio Isnaay  Usheegay Gudoomiyaha tuulada baareey Cabdullahi Cabdiraxmaan yuusuf.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here