Haweenka Isticmaala Maaska lagu Qurxiyo Wajiga oo ku soo Badanaaya Magaalada Jowhar.

0
273

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hablaha ku dhaqan Magaalada Jowhar ayaa waxa ay siyaabo kala duwan maalmahan dambe u isticmaalaan maska lagu qurxiyo wajiga kaasi oo lagu baabi’iyo gadgaduudka haraha wajiga iyo finanka kasoo baxa Wajiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here