Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Raaga Ceelle oo lagu Soo Dhaweeyey Warshiikh.

0
260

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Degmada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Abdirahiim Khasim Ali ayaa Degmada Warshiikh waxa uu kula kulmay dhiggisa Degmadaasi kadib markii uu ka helay Casumaad heerkiisa sareeya waxaana Degmada ku soo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee dhalinyarada Degmada Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here