Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Isaanka Maamulka Hirshabeelle Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa Degmada cadale ee Gobolkani Shabeellaha dhexe waxa ay kulan kula qaadatay Haweenka ku nool degmadaasi waxaana looga hadlaayey sidii loo balaarinlaha kaalinta Haweenka ee Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.