Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Sida looga Hortago Kansarka ku dhaca Haweenka.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Maxamed Abuukar oo Bartay Cudurada Guud ayaa Ka Hadlay Qaabka ugu Haboon ee loola Tacaali karo Dadka Qaba Cudurka Kansarka ee ku dhaca Naasaha Haweenka Waxaana uu ka Digay in la Isticmaalo Dawooyinka Daciifinaya Adkeysiga Jirka Bani’aadanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here