Hirshabeelle oo ka Hadashay Caqabadaha Sababay in uu Hoos udhaco Wax soo saarka Beeraha.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Beeraha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymow ayaa sheegay in labada gobal ee Hirshabelle ay yihiin kuwa caan ku ahaa Waxsoosaarka beeraha isagoona si gaar ah u xusay in gobalka shabellaha dhexe uu isbixin jiray islamarkaan uu kabi jiray Dhaqaalaha dalka balse haatan fatahaadaha ay saameeyn ku yeesheen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here