Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay kusoo laalaabatay Maagalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle islamarkaana ay saameyn xoogan ay ku yeelatay ganacsiyada kala duwan ayna keentay In magaalada uu ka dhaco sicir barar ayaa ganacsatada loogu baaqay in ay sameystaan keyd ay ku Keydiyaan bedeecadaha kale duwan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.