Real Madrid oo Go’aan Ka Gaaray Mustaqbalka Eden Hazard.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Weeraryahanka Real Madrid Eden Hazard ayaa lagu soo waramayaa inuu ku biiray liiska Xiddigaha ee ay kooxda Los Blancos suuqa dhigtay xagaagan.

Xiddigii hore ee kooxda chelsea ayaa wakhti adag ku qaatay Real Madrid isaga oo kaliya 43 kulan u saftay Real Madrid 2-dii xilli ciyaareed ee uu ku qaatay Los Blancos.

Hazard ayaa lala xidhiidhinayay ku laabashada Chelsea kadib markii uu ku dhibaatooday kooxda laakiin xiddiga ayaa go’aansaday in uu sii joogo kooxda Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here