Madaxweyne Guudlaawe oo Munaasabadda Ciidul Adxa ugu Hambalyeeyay Shacabka Hirshabeelle.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa munaasabadda ciidul adxaa awgeed hambalyo u diray dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here