Barcelona oo Dajisatay Qorshe ay ku Heli karto Saxiixa Renato Sanches.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay amaah kula soo wareegi karto Xiddiga khadka dhexe ee Lille Renato Sanches xagaagaan.

Xiddiga 23 jirka ah ayaa aad loo filayaa in uu isaga tago kooxda Ligue 1 iyada oo lala xidhiidhinayo kooxaha Liverpool iyo Arsenal kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga.

Xiddiga khdka dhexe ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore isaga oo dhaliyay 5 gool 5 kalena caawiye ka noqday 59 kulan oo uu u ciyaaray kooxdiisa Lille.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here