Real Madrid oo Bar-Baro Gashay Kulankeedii 2-aad.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro gashay kulankeedii 2-aad ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka kadib markii uu bar-baro 1/1 ah la dhaafi waayeen kooxda Rayo Vallecano Axadii.

Tababare Carlo Ancelotti ayaa hogaamiyay kulankiisii 2-aad isaga oo adeegsanayay xiddigaha taamka u ahaa ee aan aadin waajibaadka xulalkooda tartamada euro 2020 iyo Copa America.

Tababare Ancelotti ayaa ciyaarsiiyay xiddio da’yar u badan maadama ay xiddigaha kooxda 1-aad intooda badan fasax ku maqanyihiin kadib markii ay ciyaareen tartamada xulalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here