Dowladda Soomaaliya oo Munaasabadda Ciidul Adxa Awgeed Ufasaxday Dhamaan Shaqaalaha.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada doadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa marka hore Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay munaasabadda Ciidul Adhxaa oo ku beegan Maalinta Berito oo talaado ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here