DFS Oo Amar Culus Kasoo Saartay Xoolaha La Qalo Xilliyada Lagu Guda Jiro Waajibaadka Ciidul Adxada

0
217

JOWHAR (Radio isnaay) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxada.

Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay’adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeenaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442 2021, in ay u hogaansamaan awaamirta wasaaradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here