Macallimiinta Tuulada Bannaaneey oo Taageero Waxbarasho ka Dalbaday Maamulka Hirshabeelle.

0
253

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Bannaaneey waxa ay ka mid tahay tuulooyinka ku yaala duleedka degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe waxaana tuulada ay leedahay hal dugsi Waxbarasho oo Cariish Ka Sameysan midkaasi oo ay Carruurta  wax ku bartaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here