Cudurka Shuban Biyoodka oo ka Dilaacay Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay.  

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Buurfuule oo dhinaca  Koofureed kaga Beegan Degmada Mahadaay ee gobolkani Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka kaasi oo inta badan soo ritay carruurta ku nool tuuladaasi sida uu Radio Isnaay ee magaalada Jowhar usheegay Gudoomiyaha Tuuladaasi Cabdulaahi Yuusuf Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here