Hablaha Shaqa abuurka ka Sameysanaya Ka Ganacsiga Sanbuuska oo Ku Soo Badanaya Jowhar.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaa Kusoo Badanaya Goobaha Ganacsiga ee lagu iibiyo Sanbuuska laga Sameeyo Burka waxaa inta badan Goobahaasi ku Sugan Haween iibiya Sanbuuska iyago ka raadsada Nolal Mameedka Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here