Shacabka Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ugu Baaqay in siwada jir ah looga Hortago Fatahaadaha.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Weli Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo tuulooyinka Gobolka Shabeellaha dhexe laga dareemayo saameeyntii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu 2 bil kahor saameeyay ayaa shacabka waxa ay ku baaqaayaan in la sameeyo iskaashi looga hortagaya in markale Wabiga fatahaad sameeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here