Arsenal oo Doonaysa Saxiixa Xiddig Baxsad Ka Ah Kooxda Chelsea.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay weeraryahanka kooxda chelsea ee Tammy Abraham u calaamadsatay bartilmaameed ay doonayso in ay suuqa xagaaga ku xoojiso kooxda.

Xiddiga 23 jirka ah ayaa dhaliyay 12 gool 32 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii hore laakiin waxa uu ka baxay qorshaha Thomas Tuchel xilli ciyaareedkii hore.

Kooxo dhawr ah oo ay ka mid yihiin West Ham Iyo Aston Villa ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga reer England oo uu heshiiskiisa chelsea uga dhimantahay muddo 2 sano ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here