Ra’isul Wasaaraha Wadanka Lubnaan oo is casilay.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Raiisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay  kadib markii uu ku guul dareystay inuu soo dhiso dowlad sideedii bilood ee la soo dhaafay.

Xariiri ayaa iscasilay kadib kulan kooban oo uu la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Michel Aoun

Maalintii Khamiista, Xariiri wuxuu u sheegay wariyeyaasha in Madaxweyne Michel Aoun uusan aqbalin safkiisa ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada wax ka yar 24 saacadood ka dib markii uu saddex jeer ra’iisul wasaaraha soo gudbiyay soo jeedinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here