Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka HIV AIDS.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqatiirta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Halista uu leeyahay HIV Aids waana mid ka mid ah cudurada dilaaga ah ugu halista badan ee la  kalaqaado wuxuuna halis ku Yahay jiritaanka Aadanaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here