Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Mutqaar Baarey ayaa ku Baaqay in hey’addaha beeraleyda iyo dowlad gobaleedka Hirshabelle ay iska kaashadaan sidii loo horumarin lahaa tacabka beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.