Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka.

0
252

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Xirfadaha Dhallinta Adduunka ee 2021 waxay mar kale ku dhacweysa xaalad adag iyadoo ay ugu wacan tahay cudurka faafa ee socda ee COVID-19.

Qaramada Midoobay, Shirkeedii Golaha Guud bishii Nofeembar 2014, waxay ku dhawaaqday 15 Luulyo inay tahay Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka,World Skills waxayna Maalintan qayb ka tahay maalmaha aqoonsiga adduunka ee kor u qaadista xirfadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here