Horyaalka Seria B, ee Magaalada Jowhar oo Meel Wanaagsan Maraya.

0
250

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxaa lagu ciyaaray kulan ka Tirsan Horyaalka Heerka 2aad ee Seria B waxaa Garoonka Xasey kumari ee Xaafadda Horseed kuwada Ciyaaray kooxaha Baal-Guri vs Dakadaha.
Kooxda Baal- Guri ayaa Cashir u dhigtay Dhigeeda Dakadaha 8-0 ayaa lagu Xasuuqay Dakadaha Sidaasi Baal-Guri ayaa Lawareegtay Hogaanka Horyaalka Seria B.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here