Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay in uu Sare Ukacay Kiisaaska Cudurka Covid-19.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soomaaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare u kac uu jiro maadaama dalka laga helay 24 qof saacaddihii lasoo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 877

o Laga Helay: 8

o Puntland: 6

o Somaliland: 2

o Lab: 3

o Dhedig: 5

o Bogsashada: 3

o Dhimasho:2 (Puntland:1, Somaliland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,068

Bogsashada Guud: 7,266

Dhimashada Guud: 781

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here