Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Ee Casimadda Dowlad Gobolledka Hirshabeelle ayaa waxa lagu soo gabagabeyay Tababar soconayay Muddo Lix Maalmood ah Kaa oo ay ka faa’ideysteen Iskaashatooyiinka Beeraleeyda Gobolkani Shabellaha Dhexe Dadka ka Qeyb galay Tababarkan aya lagu Baray soo aruurinta Dalagyada ka soo go’a Beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.