Bulshada Jowhar oo Walaac Xoogan ka Muujiyey Sare ukaca ku yimid Qiimaha Maciishada.

0
252

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo tan iyo marka uu Fatahay Wabiga Shabeelle waxaa sare ukac laga dareemayay qiimaha la iibiyo maciishada ee Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here