Liverpool oo Xariir La Sameeysay Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Qaranka Italy.

0
130

jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa dadaal ku bixineysa in xagaagaan xiddig wax ku ool ah kooxda keenaan xilli dhowr ciyaartooy ay la sameeyeen xariir .

Haatan , raadaarka Reds waxaa soo ku soo dhacay Federico Chiesa oo u ciyaara kooxda Juventus waliba heer ciyaareed wacan la soo bandhigaya Italy oo haatan finalka Euro 2020 ku wajaheysa Ingiriiska

Shabakada Clacio Mercato ayaa qoreysa in Liverpool muujiyeen rabitaan ku aadan Federico Chiesa waliba xariir ay la sameeyeen Juve oo ay weydiiyeen in laacibka xagaagaan la heli karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here