Tartan Isboorti oo la Xiriiray Isdhexgalka Bulshada oo lagu soo Gabo gabeeyay Buulo-Burde.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartan kubadda cagta ah oo u dhaxeeyay xaafadaha Degmada Buulo burte ayaa  lagu soo gabo gabeeyay garoonka cayaraha Degmada, ayadoo loo qabtay 7 koox oo ka dhisan xaafadaha magaalada iyo hal koox oo odayasha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here