Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelele oo Maanta lagu Wado in uu Gaaro Degmada Buulo Burde.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay tagaan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.

Warbiixntan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here