Gabdhaha Jowhar oo ka Hadlay Saameynta Caafimaad ee ay kala Kulmaan Caado Wareerka.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha Magaalada Jowhar ayaa ka Hadlay Dhibatooyinka Caado Wareerka ay kala Kulmaan waxa ayna shegeen in Bilihii loogu talagalay ay ka soo dahanaa mararka qaarna la waayo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here