Maamulka Degmada Jowhar oo ku Baaqay in la Xoojiyo Tacabka Beeraha.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Jowhar Mudane Saalax Mudeey Cali ayaa si Qoto dheer kaga Hadlay Waxsoosaarka Beeraha ee gobolka Shabeellaha dhexe waxa uuna sheegay in loo bahanyahay sidii looga faa’ideysan laha kheyraadka Xoolaha iyo Beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here