Maamulka Puntland oo Garoowe ku Qabtay Kulan looga Hadlaayey Horumarinta Tacliinta.   

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shir weynahan looga hadlaayey Horumarinta Waxbarashada ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradda Waxbarashada Puntland waxaana lagu gorofeeyey sidii sare loogu qaadi laha tayada Waxbarashada deegaanada Puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here