Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda, mas’uuliyiin ka socota hey’adda Save The Children xafiiskeeda Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.