Faahfaahino Dheraad ah oo laga Helaayo Dad kaawo ay Qodaayeen kusoo Duntay.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilaa iyo Afar ruux oo ay kamid ay tahay haweeney ayaa geeriyooday kadib markii ay ku soo duntay kaawo ay qodayeen oo ku taala deegaanka Jasiira ee duleed Magaalada Muqdisho gaar ahaan halka loo yaqaano sifeynta batroolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here