Dhalinyarada Jowhar oo ka Hadlay Dhibatooyinka ay kala Kulmaan Isticmaalka Mandooriyaha.  

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa isticmaalka mandooriyaha sida Tabuuga iyo Sigaarka waxa ayna kala kulmaan dhibatooyin dhanka Caafimaadka ah sida uu sheegayo Maxamed Xuseen oo horey u isticmaali jiray balse hadda iska joojiyey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here