Beeraleeyda Jowhar oo laga Tageeraayo Buugaag  Af -Soomaali ah oo ku Qoran Cilmiga Beeraha.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Lataliyaha Wasaaradda Beeraha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Dr Xasan Maxamed Cusmaan oo ku sugan magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle  ayaa sheegay in wasaarada beeraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixisay sidii beeraleyda Hirshabeelle ay u helilahaayeen buugaag ku qoran Af-Soomaali  islamarkaana ay ka faa’idikaraan cilmi badan oo la xiriira arrimaha beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here