Magaalada Jowhar oo ku soo Badanaaya Haweenka ka Ganacsada Dharka.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha Ganacsiga ee suuqyada lagu Iibiyo dharka ee Caasimadda Hirshabeelle Jowhar  waxaa inta badan lagu arkaaya Haweenka ku soo kordhaaya kuwa ka macaasha ganacsiga dharka noocyadiisa kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here